(Sawirro) Madaxweyne dal Afrika ka tirsan soo hogaamiyey 27 sano oo geeriyooday

Madaxweynihii hore ee dalka Zambia, Kenneth Kaunda, ayaa geeriyooday, isagoo da’diisu ahayd 97 sano jir. Wuxuu ka mid ahaa hoggaamiyayaashii Afrika xilligii gumeysiga ay ka xorowday sanadihii lixdamaadkii ka dib. Waxa uu Zambia ku hoggaamiyay madaxbannaani, taasoo ay ka qaadatay Britain sanadkii 1964 – Kenneth Kaunda wuxuu madax ka ahaa Zambia, ilaa markii doorasho looga … Continue reading (Sawirro) Madaxweyne dal Afrika ka tirsan soo hogaamiyey 27 sano oo geeriyooday